Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Mid kamid ah Degmooyinka Muqdisho

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa loogu magacaabay Cabduqaadir Maxamed Carab in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar Weyne. Degmada Xamar Weyne ayaa mudo dhowr bilood ah laheyn wax Gudoomiyde ah kadib markii xilka laga qaaday Gudoomiyihii hore ee degmadaasi Cumar Shariif Jeeg sidoo kale xabsi la dhigay. Cabduqaadir … Continue reading Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Mid kamid ah Degmooyinka Muqdisho